Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

0
Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

Xogside – Dr. Perpetua Neo oo ah dhakhtar dhanka cilmi-nafsiga ah ayaa sheegtay in Dhammaanteen aynu leenahay caadooyin khariban iyo fikrado khaldan. Kuwaasi oo waxyeelo u geysanaya dhegaha dadka kale, waxaana ay inaga dhigtaa kuwo faafinaya nacayb iyo kala fogaansho bulshada dhexdeeda.Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

Waxaa kale oo ay tidhi “ waa in aynu nafteena baraa sidii aynaan weedhaha dadka ugu dhibin”. Waxaana ka mid ahaa caadoyinka xun ee ay tahay in la iska ilaaliyo:Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

In dadka kale ceebahooda aad aragto taasi oo keenaysaa inay kaa niyad-jabaan sidaa darteed joogitaankaaga way dhibsanayaan, maadaama ay daqiiqad kasta kaa filan karaan inaad ceebtooda banaanka keento.Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

Inaad markasta wado weedhaha waa la yidhi iyo beeno aan jirin waxay kaa dhigaysaa qof  la karaahiyaysto.Inaad qofka kasta dacaayadayso oo aad xaqirto, waxay kaa dhigata qof  badi dadku neceb yihiin. Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

Maxaa yeelay dacaayadda ayaa inteeda badani ay tahay been uyo buunbuunin aan jirin. Ogow in hadalka yari uu yahay xikmad ay dadku kugu jeclaan karaan.Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

Qof Kasta Wuu leeyahay Caado Khariban

 

fariin noogu reeb