Raiisul Wasaare Rooble oo qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya | best 1

0

Xogside – Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman.Raiisul Wasaare Rooble oo qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

Raiisul wasaaraha Dalka iyo Danjiraha Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya ayaa kawada hadlay xoojinta iyo horumarinta xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen. Raiisul Wasaare Rooble oo qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

Raiisul Wasaare Rooble oo qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

Raiisul Wasaare Rooble oo qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

fariin noogu reeb