Saamaynta Dhaqamada Bulshada

0
Saamaynta Dhaqamada Bulshada

Xogside  – Weli dunida waxa ka jira caadooyin qadiim ah oo loo sameeyo aroosyada kuwaasi oo ku kala duwan dhaqanka iyo diinta.Saamaynta Dhaqamada Bulshada

Dalka Jarmalka waxa jira caadooyin hore oo qadiim ah laakiin haddan wakhtigan loo isticmaalo aroosyada, kuwaasi oo ah in labada qof ee arooska ahi ay miishaar ku wada jaraan hal qori iyagoo is kaashanaya.Saamaynta Dhaqamada Bulshada

Arintan aya loola jeeda inay labada qof nolosha waxa kasta wadaagayaan dhibaato kastana iska kaalmaysanayaan. Iyagoo wakhtiyada adagna si wadajir ah uga gudbaya.Saamaynta Dhaqamada Bulshada

Dalka Shiinaha ayaa isna bulshooyin ka mid ah ay caado u leeyihiin in Aroosku uu gabadha aroosadda ah ku tuuro leeb aan lahayn madaxayo oo aan waxb yeelayn, ka dibna inta uu soo qaado uu jebjebiyo si uu ugu muujiyo kalgacalka uu qabo gabadhiisa.Saamaynta Dhaqamada Bulshada

Saamaynta Dhaqamada Bulshada

fariin noogu reeb