Saddex Nin Oo Ka Qanisan 600 Malyuun Qof !

0

Warbixin Tiro koob ah dhowaan la sameeyey ayaa muujiyay in isugeynta maaliyadda ay haystaan saddexda nin ee dunida ugu taajirsani ay ka badan tahay dakhliga sanadlaha ah ee soo gala dad tiradooda lagu qiyaasay 600 malyuun oo qof oo ku nool dunida dawladaha saboolka ah. Warbixintan ayaa noqotay mid ka yaabisay dad badan oo ku nool, halka kuwo kale aaminsan yiihiin

93584165 eight richest men 624 2
the richest in the world

fariin noogu reeb