Shaqaalaha Wanaagsan Ma Bedelo

0
Shaqaalaha Wanaagsan Ma Bedelo

Xogside – Henry Ford waxa uu ahaa aasaasaha shirkadda weyn ee gaadiidka samaysa ee lagu magacaabo “Ford Motor Company”. Mar la weydiidyay sababaha guushiisa horseeday waxa uu sheegay inay guusha u horseedeen shaqaalaha wanaagsan ee uu haysto.Shaqaalaha Wanaagsan Ma Bedelo

Waxa uu sheegay in shaqaalaha qof kasta halka uu ku wanaagsan yahay ee aqoon iyo khibrad u leeyahay in uu ka shaqo geliyo.Shaqaalaha Wanaagsan Ma Bedelo

Weligay ma bedelin shaqaale ku fiican goobta uu ka sheqeeyo waana aan ku dhiirgeliya oo weliba ku abaal mariya. Arinkaasi waan ka horseeday in aan guulaysto. Guushaydu maaha aniga waa midnimada iyo aqoonta shaqaalahayga. Shaqaalaha Wanaagsan Ma Bedelo

Koox kasta oo wanaagsani waxa ay keenta horumar, bulshadana wanaageedu waxa uu keenayaa horumarkooda.  Halku dhiga shaqada ee Ford ayaa ah :” Ha raadin khaladka, hel dawada. Qof kasta waa caban karaa”Shaqaalaha Wanaagsan Ma Bedelo

Shaqaalaha Wanaagsan Ma Bedelo

fariin noogu reeb