Sheekh Cismaan Carruur walaalo ah oo ku Geeriyooday Dab ka kacay Gurigooda | best 1

0
Sheekh Cismaan Carruur walaalo ah oo ku Geeriyooday Dab ka kacay Gurigooda

Borama (Xogside) Laba carruur ah oo walaalo ah ayaa ku dhintay, laba kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii gurigooda oo jiingad ahaa uu dab qabsaday, kaas oo ku yaala xaafada Sheekh Cismaan ee galbeedka magaalada Borama.Sheekh Cismaan Carruur walaalo ah oo ku Geeriyooday Dab ka

Ciidanka dabdamiska Somaliland, qaybtooda Borama ayaa ka hawlgalay dhibta reerkan ku dhacday.Sheekh Cismaan Carruur walaalo ah oo ku Geeriyooday Dab ka

Carruurta dhimatay iyo kuwa dhaawacmayba waxa loo qaaday cisbitaalka guud ee magaalada Borama.Sheekh Cismaan Carruur walaalo ah oo ku Geeriyooday Dab ka

Sheekh Cismaan Carruur walaalo ah oo ku Geeriyooday Dab ka kacay Gurigooda

fariin noogu reeb