Sheeko: dixiriga iftiinkiisa habeenkii laydh ka la moodo

0
Sheeko: dixiriga iftiinkiisa habeenkii laydh ka la moodo

Xogside – Godka Waitomo Gloworm Cave oo ku yaalla dalka Newzealand ayaa ah god aad cajiib u ah. Godkana ayaa habeenkii bixiya muuqaalo  laydh oo iftiimiyi gudihiisa iyo hareerahiisa.Sheeko: Dixiriga Iftiinkiisa Habeenkii Laydh Ka La Moodo - Xogside-news

Iftiinka ayaa la sheegay inuu ka soo baxo malaayiin dirxiga iftiinka bixiya habeenkii oo godka ku jira. Iftiinkan ayaa qaab aad yaab u leh uga soo lusha gudaha godkaasi, kaasi oo u muuqaanaya mid lagu qurxiyay.Sheeko: Dixiriga Iftiinkiisa Habeenkii Laydh Ka La Moodo - Xogside-news

Waxa kale oo mucjiso noqotay in iftiinkan uu yahay nooc uu ku ugaadhsanayo dirxigaasi cayayaanka kale kuwaasi oo marka ay iftiinkaasi soo raacaan uu ku  dhego oo qabsado xabagta iftiinku.Sheeko: Dixiriga Iftiinkiisa Habeenkii Laydh Ka La Moodo - Xogside-news

Waa iftiin aad u weyn oo ka qofka aan hore u arag umalayn karo inuu yahay laydh laga shiday gudihiisa ama dhinacyadiis. Dirxigan ayaa loo yaqaaana Arachnocampa luminosa .Sheeko: Dixiriga Iftiinkiisa Habeenkii Laydh Ka La Moodo - Xogside-news

Sheeko: dixiriga iftiinkiisa habeenkii laydh ka la moodo

fariin noogu reeb