Sheeko: Jawaab Celinta Degdega ah Ragga iyo Dumarka! | best 1

0

Xogside – Gabadh  aad u xoog weyn ayaa maalin baskii soo kortay, nin rakaabka ka mid ahaa ayaa aad ugu qayliyay isagoo kaftamaya, waxaana uu yidhi : “ Maan moodayn in Baskani yahay kii Maroodiyaasha gaarka u ahaa”Sheeko: Jawaab Celinta Degdega ah Ragga iyo Dumarka!

Gabadhii Buurayd ayaa ugu jawaabtay iyadoon xanaaqin:  “  Maya, Mudane, Baskani waa doonidii Nuux oo kale waxa raaca Maroodiyaasha iyo Dameeraha adiga oo kale ah”.Sheeko: Jawaab Celinta Degdega ah Ragga iyo Dumarka!

Sheeko: Jawaab Celinta Degdega ah Ragga iyo Dumarka!

Sheeko: Jawaab Celinta Degdega ah Ragga iyo Dumarka!

fariin noogu reeb