sheeko maxkamadaha: Kani waa kii Qiyaamaha

0
sheeko maxkamadaha: Kani waa kii Qiyaamaha

Xogside – Nin ayaa la soo taagay maxkamad , markii uu soo galay Qaadigii ayuu u dhiibay Buug uu ku soo qoray  dhamaan xumaantii iyo wanaagyadiisa uu sameeyay, si xaakinku u arko in aanu weligii denbigan lagu soo oogay oo aanu shaqo ku lahayn.Sheeko Maxkamadaha: Maxkamadahamaxkamadaha” - Xogside-news

Qaadigii ayaa ku yidhi markii uu akhriyay Kitaabka  “ Kani waa kii Qiyaamaha, maanta waa aduunyo “.Sheeko Maxkamadaha: Maxkamadahamaxkamadaha” - Xogside-news

Ninkii ayaa isaguna ku jawaabay “ Waad ka dhib badan tihiin Qiyaamaha, maxaa yeelay Qiyaamaha waxa la keenayaa wanaagii iyo xumaantiiba, laakiin idinu waxaad meesha ku haysaan xumaan keliya”Sheeko Maxkamadaha: Maxkamadahamaxkamadaha” - Xogside-news

sheeko maxkamadaha: Kani waa kii Qiyaamaha

fariin noogu reeb