Somalia Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka | best 1

0

Somalia Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka

Muqdisho: (Xogside) Shirka Golaha wada tashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa  ka furmay Muqdisho.Somalia Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

 

Shirka oo uu guddoominayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland, Siciid C/llaahi Deni, Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, Hirshabeelle Midane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.Somalia Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

Mudada uu shirka socdona  waxaa l diirada lagu saarayaa heshiiskii 17-ka September lagu gaadhay magaalada Muqdisho iyo in xal kama dambeys ah laga gaaro arrimaha doorashooyinka.Somalia Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

Somalia Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka 

fariin noogu reeb