Somaliland: Goobaha Cod-bixinta oo saaka looga Dareeray Dhamaan Goboladda dalka

0

Dhamaan Gobolada Somaliland waxa looga dareeray goobaha codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golayaasha wakiillada iyo degaanka.

Dadka Goobaha codbixinta waxa ay ku soo kalaheen hiirtii waaberi, iyada oo xarunta goobkasta ay dadku safka ku jireen markii salaada subax laga soo baxay.

waxa sidoo kale guddida doorashooyinka  Somaliland ayaa sheegay in xayiraad la saaray isu-socodka gaadiidka4:00 AM subaxnimo ee Caawa ilaa 6:00 PM fiidnimo.

Waxaana lagu adkeeyay in ay shacabku u hoggaansamaan go’aanka guddida, isla markaana ay ku siin dhawaadaan goobaha ay codadka ka dhiibanayaan.

2021 codbinta

codbinta 2021

fariin noogu reeb