Somaliland: Koomiishanka Doorashooyinka Oo Soo Saaray Jadwalka Ololaha Doorashooyinka

0

Hargeisa:xogside-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka Ololaha doorashada goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee Xisbiyada Qaranka Somaliland.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, isla markaana  uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Guddida  Doorashooyinka Qaranka  ayaa u dhignaa sidan:-

koomishanka oosoo saaray jadwalka olalaha 1

fariin noogu reeb