Maareeyaha Guud ee Hay’adda iyo Madaarada JSL Omer Zayid Abdilahi Aadan ayaa cadeeyay in Hay’adda Duulista iyo Madaarada JSL iyo dhigooda Imaaraatka Carabta heshiis kala saxeexdeen ku saabsan sidii dib loogu bilaabi lahaa duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee labada wadan