Subaxda Hore Iyo Fahanka Aqoonta

0
Subaxda Hore Iyo Fahanka Aqoonta

Xogside – Daraasad cusub ayaa cadaysay in caruurta subaxa hore soo quraacata ka hor inta aanay gelin casharada ay ka awood iyo karti badan yihiin kuwa aan soo quraacan ama qurcaada wakhtiga nus saacaha qaata. Subaxda Hore Iyo Fahanka Aqoonta

Daraasaddan oo laga qaaday arday gaadhaysa 5 kun oo arday iyo kala dhigta  1000 dugsi hoose ayaa muujisay in ardaydu dhinaca fahamka xoog ugu kala horeeyaan.

Daraasaddan oo ay samaysay Jaamacadda “Cardiff” with “Wales”  ee dalka Ingriiska aya cadaysay in xidhiidh weyn ka dhexeeyo qaadashada quraacda midhaha ah fuulka, Kimista burka ah iyo Caanaha iyo awoodda shaqada maskaxda iyo fahamka ardayga yar ee ku jira dugsiyada hoose.Subaxda Hore Iyo Fahanka Aqoonta

Waxaana daraasadu intaasi ku dartay inay muhiim tahay in caruurta subaxa hore la quraaciyo iyadoo weliba cuntooyin nafaqo leh la siinayo

. Waxaana daraasaddu soo saartay derejooyinka imtixaanaadka ardaydaasi oo aad u kala durugsan iyagoo kuwa aan quraacine ay yihiin kuwo ku hooseeya xaga derejooyinka Imtixaanaadka.Subaxda Hore Iyo Fahanka Aqoonta

Subaxda Hore Iyo Fahanka Aqoonta

fariin noogu reeb