Tartanka Gadhka Iyo Shaarubaha
Xogside – tartanka gadhka iyo shaarubaha ee qabto sanadka kasta ayay ka soo muuqdaan caadooyin iyo dhaqano cusubi oo ah qaabka gadhka iyo shaarubaha loo sameeyey.
Tartankan waxa ka soo qayb galay 100 qof oo ka kala yimi 20 dal kuwaasi oo si yaab le hula baxay gadhka iyo shaarubaha.
Tartamayaasha ayaa loo qaybiyay 18 kooxood kuwaasi oo tartanka ku gelayay saddex nooc Shaarubo, Qaybo Gadhka ah iyo gadh buuxa.
Beard and mustache competition