Wuxu Ka Nabad Geliyay Miciyaha Shaydaanka “Tolstoy
Xogside – Suugaan yahankii Ruushka ahaa Nikolayevich Tolstoy wuxu ka mid ah kooxaha suugaanta Ruushka , waa ninka aabaha u ah suugaantaasi. Mr. Tolstoy Waxa uu qoraalo ka sameeyay nabadda, iyo dagaaladaba.
Sugaanyahan Tolstoy ayaa isagoo sifaynaya Nebi Muxamed (scw) wuxu yidhi “ Muxamed waxaaba ku filan faan ahaan inuu umad duli ku jirtay oo dhiigooda daadiinaya uu ka nabadgelyo miciyiihii shaydaanka, oo weliba uu gaadhsiiyo horumar”.
Shareecadda Nebi Muxumed (scw) iyada ayaa dunida ku hogaamin doonta caqli iyo xikmad, anigu waxaan ka mid ahay kuwa la dhacsan shakhsiyadda Nebi Muxamed (scw)”. Sugaayahanka Tolstoy wuxu ku dhintay dalka Ruushka bishii Novemebr 20, sanadkii 1910