Tufaaxa Iyo Liin Macaanta Oo Waxtar Weyn U Leh Caafimaadka! best 1

0

Tufaaxa Iyo Liin Macaanta Oo Waxtar Weyn U Leh Caafimaadka!

Xogside – Geedka Rumaanka ayaa dawo ka noqday bararka ku yimaadda unugyada maskaxda sida ay  cadeeyeen koox ka tirsan Jamaacadda Huddersfield ee dalka Ingriiska.

Liin Macaan

Koox khubaro oo jaamaacadda ka tirsan ayaa baadhis ku sameeyay midho ka mid kuwa Rumaanka , kuwaasi oo si rasmi ah u cadeeyay in uu unugyada maskaxada ka sakow uu waxtar weyn u leeyahay meelaha laabatooyinka jidhka . Tufaaxa Iyo Liin Macaanta Oo Waxtar Weyn U Leh Caafimaadka!

Sida warbixintu cadaysay geedka Rumaanka ayay wakhtigan si weyn u isticmaalaan dhakhaatiirta  qaabilsan unugyada iyo muruqyada.

Rumaanka

Daraasad kale oo ay sameeyeen koox dhakhaatiir Ingiriis ah ayaa Iyana cadaysay in Liin macaantu ay waxtar weyn u leedahay dhinaca caafimaadka qofka. Waxaana ay sheegeen inay ku badan tahay  Vetmin C, taasi oo faa’iido weyn u leh hargabka ama duriga,  Daraasaddu waxa kale oo ay sheegtay inay Liintu xoojiso difaaca jidhka ee qofka iyo weliba inay ka kaalmayso difaaca jidhka in fayraska soo gala jidhka iska saaro. Tufaaxa Iyo Liin Macaanta Oo Waxtar Weyn U Leh Caafimaadka!

Tufaaxa

Dhakhaatiirta ayaa intaasi raaciyay in  Liinta iyo Tufaax labaduba ay dawo uga yihiin dumarka kansarka ku dhaca ugaxan sidaha. Dhakhaatiirta ayaa sugay in cuntaada ay ku jirto flavonoids ay tahay tan lagu daweeyo kansarka ugaxan sidaha, sidaa darteedna flavonoids ay ku jirto kuna badan tahay Tufaaxa iyo dhamaan noocyada liinta.Rumaanka , Tufaaxa Iyo Liin Macaanta

Tufaaxa Iyo Liin Macaanta Oo Waxtar Weyn U Leh Caafimaadka!

fariin noogu reeb