Halka daawo Gudoomiyaha xisbiga ucid oo sheegay in madaxda dawladu aanay lahayn aqoon iyo karti ay ku gutaan shaqadooda !

0

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa fagaaraha khayriyada ee magaaladda Burco ku soo bandhigay isu soo baxa ololaha doorasahda ee maalintooda koobaad, iyadoo kala qayb galay guddoomiyaha xisbiga muraacadka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, halkaana ha jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

 

fariin noogu reeb