Wahsiga Joogtada Ah Iyo Fashilka Nolosha | best 1

0

Wahsiga Joogtada Ah Iyo Fashilka Nolosha

Dhaqanka hawl nacaybka iyo daalka shaqadu ama wahsigu  calaamad uma ah dad gaar ah, waayo xataa dadka horumarka gaadhay ee dadaalka badani inay wakhtiyada qaarkood wahsadaan waa wax ku abuuraan Aadamiga.Wahsiga Joogtada Ah Iyo Fashilka Nolosha

Haddaba arinka lagu kala duwan yahay ayaa ah inay iyagu , kuwa dadaalka badani ay markiib fahmaan oo ay hawshoodii dib ugu noqdaan halka kuwa kale ay wahsiga wehel joogto ah ka dhigtaan, kuna dakaato dib u noqoshada hawshooda.Wahsiga Joogtada Ah Iyo Fashilka Nolosha

 

Akhriste ceeb ma aha inaad mar wahsatid laakiin waxaa ceeba inaad mar walba hawl nacayb joogto ah ku jirto, taasi oo keenaysa waqti iyo fursado badan qaali ahi ku dhaafaan. Waana kaasi fashilka dhabta ahi.Wahsiga Joogtada Ah Iyo Fashilka Nolosha

Maalqabeenka Bill gate ayaa isana yidhi “ Anigu weligay waxaan qaata shaqaalaha caajiska (hawsha neceb), maxaa yeelay mar kasta waxa uu helayaa dariiq fudud oo uu hawsha ku qabto”.

fariin noogu reeb