Wasiirka Caafimaadka Somaliland OO Ka War Bixiyey Xaaladda Guud Ee Caafimaadka Dalka

0

Wasiirka wasaaradda caafimaadku wuxuu ka digay isticmaalka biyaha roobka ee aan nadiifta ahayn, kuwaas oo u xusay in ay caafimaad daro ka dhalan karto.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi oo magaalada Hargeysa kula hadlaayay warbaahinta qaranka ayaa wuxuu talooyin ku saabsan dhanka caafimaadka iyo fulinta talooyinkii guddida heer qaran ee xakamaynta xannuunka Covid 19.

 

fariin noogu reeb