Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Dalka Masar | best 1

0

Xogside – Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa garoonka caalamiga Qaahira kuso dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur.Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Dalka Masar

Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar , Wasiirka ayaa ka qayb geli doonna shirka Wasiiradda Cadaaladda ee Jaamacadda Carabta.Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Dalka Masar

Sidoo kale Wasiirka ayaa inta uu dalkaasi joogo kulamo kala duwan la yeelan doono masuuliyiinta wadankaas.Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Dalka Masar

 

Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Dalka Masar

fariin noogu reeb