Wax Ka Baro Xikmado Shaqsiyadaada Sare U Qaadaya | best 1

0

Wax Ka Baro Xikmado Shaqsiyadaada Sare U Qaadaya

  • Iska jir dadka mar kasta ceebaha dad sheega
  • Guushu waa arrin si adag lagu gaadhoWax Ka Baro Xikmado Shaqsiyadaada Sare U Qaadaya
  • Samir , xikmad iyo cadaalad samee adiga oo awood leh, iska saamax oo cafi dadka adigoo aarsan kara.
  • Kuwa fashilma waxa sabab u ah waxay ka baqaan tijaabada.
  • Ma jiro qof sabool ku noqday sadaqad uu bixiyay.Wax Ka Baro Xikmado Shaqsiyadaada Sare U Qaadaya
  • Odhaahda xumi waxay ka soo baxdaa caqliga xun
  • Aduunyadu waa dugsi, maamulaheeduna waa wakhtiga, maclinkeeduna waa Qadarka ardayduna waa dadka.Wax Ka Baro Xikmado Shaqsiyadaada Sare U Qaadaya
  • Weliga xasadka iska jir, maxaa yeelay inaad bakhtiiso shamaca qof kale , iftiin u kordhin mayso shamacaaga.

fariin noogu reeb