Waxay Maxay Mustaqbalka Runta ahi ?

0

Xogside – Waxaan dhameeyay dugsiga hoose waana mustabalkayga, haddana kii dhexe ilaa dugsigii sare oo iyana la igu yidhi waa mustaqbalkaaga. Markii aan Jaamacadda galayna waxay ahayd mustaqbalkayga. Shaqadii markaan helay waxay ahayd mustaqbalkayga. Waxaan u guursaday oo caruur u dhalay mustaqbalkayga.Waxay Maxay Mustaqbalka Runta ahi ?

Wakhtigan xaadirka ah waxaan ahay 77 sano welina kama suulin erayga mustaqbal. Mustaqbalku waa maro cas oo la saaray  madax Dibi oo aanu weligii gaadhayn. Markaa aad mid gaadho haddana mid kale ayaa taagan oo laguu sheegayo inuu yahay mustaqbalkaaga.

Haddaba mustaqbalka runta ahi waa inaan gaadho Raali ahaanshaha Allah (SW) , naarta ka nabad galno , janadiisa aan mutaysano.Blue Musque, Istanbul, Turkey | Sharon Yanai | Flickr

Waxay Maxay Mustaqbalka Runta ahi ?istanbul_ortaköy musque - istanbul Photo (21894543) - Fanpop

 

 

fariin noogu reeb