Waxyeelo caafimaad ma ka iman kartaa laydhka oo shidan oo la seexdo ! | best 1

0
Waxyeelo caafimaad ma ka iman kartaa laydhka oo shidan oo la seexdo !

metal health cause (xogside) Wargeyska Current  Biology  ayaa soo bandhigay daraasad cusub oo ay sameeyeen aqoonyahano Holand u dhashay kuwaasi oo cadeeyey  in laydhka oo habeenkii isagoo shidan aad seexataa ay keenayso dhibaatooyin caafimaad. Waxyeelo caafimaad ma ka iman kartaa laydhka oo shidan oo la seexdo !

Waxayna daraasaddu soo bandhigtay xidhiidhka ka dhexeeya laydhka shidan ee lagu seexdo iyo cuduro badan oo kala duwan. Waxa kale oo ay cilmi baadhayaashu cadeeyeen in xataa maalintiina ay la mid tahay haddii aad seexanayso.Waxyeelo caafimaad ma ka iman kartaa laydhka oo shidan oo la seexdo !

Warbixinta ayaa muujisay in daminta laydhka  ay tahay arin lagma maarmaan ah oo xidhiidh la leh caafimaadka qofka.Waxyeelo caafimaad ma ka iman kartaa laydhka oo shidan oo la seexdo !

Xaqiiqdan cilmiga ah ayaa la ogaaday taasi oo muujisay in marka qofku hurdo iftiinka laydhka ee shidani waxyeelo u geysanayo maskaxda qofka.  Rasuulka Allah (scw) ayaa xadiis ku yidhi “ Haddii aad seexataan bakhtiiyi Faynuuska” (Werinta Xadiiska:  Abu-Da’ud)

Waxyeelo caafimaad ma ka iman kartaa laydhka oo shidan oo la seexdo !

fariin noogu reeb