Weji Furnaanta Iyo Qiimaha Hadalka | best 1

0

xogside– Rasuulka Allah (scw) wuxu xadiis ku yidhi : “ Walaalkaa oo aad weji furan ku qaabishaa waa sadaqo” . Weji furnaanta iyo dhoolcadayntu waa astaan aad dadku ku soo jiidan karto oo aad agtooda ka noqonaysid qof muxtarim ah.Weji Furnaanta Iyo Qiimaha Hadalka

Kibirku isna wuxu ka mid yahay ficilada xunxun ee dadka ka fogaynaya, dadku waxay jecel yihiin inay la joogaan kuwa naxariista badan ee dadka qiimeeya.

Dulqaadka iyo inaad cadhada aad ka fogaatana waa geesinimada , geesiguna waa kan naftiisa hanta wakhtiga aad loo xumeeyo  ee uu cadhoodu.الطيبون ? | Proverbs quotes, Spirit quotes, Wisdom quotes ظ Dulqaadka iyo inaad cadhada aad ka fogaatana waa geesinimada

Inaad ka fiirsato odhaada iyo hadalka oo aad maamuli karto carabkaaga waxay iyana ku soo jiidaysaa inay badato qiimaha aad bulshada ku dhex leedahay. Waayo ma jiro dhib weyn hadalka xun.  Waxaana inaga filan xadiiska Rasuulka Allah (scw) “ Qofkii Allah iyo maalinta qiyaame rumeeyay  haku hadlo khayr ama ha iska aamuso”.

Inuu qofku noqdo mid niyad samaan ku nool oo wax kasta ka eegaya dhinaca wanaagsan ayaa sabab u noqda inuu qofku hadafkiisa gaadho.

Weji Furnaanta Iyo Qiimaha Hadalka

معنى كلمة الشراك - موسوعة

fariin noogu reeb