Wuxu Qayb Ka Yahay Jinaasadiisa Oo dad Badan ka Soo Qayb galeen “Daily Mail”

0

Markii aanu galay wuxu ku fadhiyay Kursi isagoo xidhan dirayskii ciyaaraha, koodh iyo muraayada indhaha,  waxaana uu gacanta ku haystay xabad sigaarka qaaliga ah.

Waxay ahayd goob la isugu yimi si tacsi loogu dhigo Fredinando Khiesos oo u geeriyooday rasaas ay si arxan daro ah ugu dileen koox budhcad ahi caasimadda Costrica ee San khun .

Laakin markii uu dhintay ayuu qoyskiisu goosteen  inay u sameeyaan munaasabad tacsi ah oo ay dad badani ka so qayb galaan halkii ay Naxash ku ridaan. Dad badan ayaaba u haystay inuu ka mid yahay dadka ka soo qayb alan jinaasadda , oo aanu ahayn kan geeridiisa xuska loo sameeyay. Mar danbe ayaan anigu dareemay inuu yahay kan kuriga ku fadhiyaa mayd aand dhaqdhaqaaq lahayn.  (Warggeyska Dialy mail )

fariin noogu reeb