Xaqiiqda Noloshu Waa Casharo La Barto

0
Xaqiiqda Noloshu Waa Casharo La Barto

Xogside – “Noloshu maaha dhibaato in la xalliyo u baahan, balse waa xaqiiqo in lagu waayo qaato waxna laga barto ah”. (Soren Kierkegaard).Xaqiiqda Noloshu Waa Casharo La Barto

“Sida keliya ee isbeddelkaa dhacaa uu macno kuugu samayn karaa waa in aad la-jaanqaaddo, dhinaca geeddigu u socdana u raacdo, dadka ku faraxsana la dabaal degto”. (Alan W. Watts)Xaqiiqda Noloshu Waa Casharo La Barto

Pablo Picasso oo ahaa Farshaxan iyo Hal-Abuur caalamiya oo u dhashay Isbayn oo noolaa intii u dhexeysay 1881kii – 1973kii, ayaa la weydiiyey waxa ay ku kala duwan yihiin isaga iyo dadka aan la aragtida ahayn, waxaana uu yidhi : “ Dadku waxa ay arkaan, Waxa hadda socda, markaasay is weydiiyaan sababta.. Aniguna waxaan arkaa, waxa dhici kari lahaa markaasaan is weydiiyaa sababta ay u dhici waayeen”.Xaqiiqda Noloshu Waa Casharo La Barto

“ Waa wax aad looga xumaado in dadka oo dhami u sameeyaan waxa wanaagsan, keliya iyaga oo ka baqanaya ciqaabka, ama abaal-marinna doonaya. (Dadku waa in ay wanaagga u sameeyaan iyaga oo doonaya in ay dad wanaagsan noqdaan, isla markaana doonaya in ay ku dhaqmaan amarrada iyo tilmaamaha Allah (sw) , jacaylkiisa awgiina ficilka u samaynaya”Xaqiiqda Noloshu Waa Casharo La Barto

Xaqiiqda Noloshu Waa Casharo La Barto

fariin noogu reeb