Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka | best 1

0
Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka

 

Xayawaanka dunida (Xogside ) Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka Iyo Ugaadhsiga ayaa noqday shimbirka Baaska, kaasi oo shimbiraha oo dhan iyo dhammaan xayaawanada kale xawaarihiisa aanay gaadhi Karin.Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka

Shimbirkan ayaa la sheegay inuu saacaddii jaro qiyaas dhan 386 Km. Waxa kale oo la cadeeyay in shimbirka Baasku uu yahay mid ugaadhsiga aad ugu wanaagsan. Raashinkiisa ayaa shimbiraha yar-yar, xamaaratada iyo xataa xayaawanada naasleyda ah qaarkood.Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka

Shimbrika Gorgorka ayaa isaguna noqday kan ku xiga xawaaraha isagoo la sheegay inuu saacadii jaro 321 km.  Shimbirka Gorgorka wuxuu ugaadhsadaa xayawaanno badan oo ah shimbiraha iyo naaslayda dhulka ku noolba.Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka

Waxa kale oo aqoonyahanada baadha cilmiga noolaha (Biology) ay caddeeyeen in Gorgorku yahay mid cimrigiisu gaadho 100 sanno, inkasta oo uu haddana yahay noolaha iskii nafta iskaga jira marka uu bukoodo.Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka

Xayawaanka dunida ugu dheereeya xaga  Xawaaraha Orodka

fariin noogu reeb