Xayawaano Shabaha Nolosha Aadamiga | best 1

0

Xayawaano Shabaha Nolosha Aadamiga

Xogside – Xayaanku waa mid aad u kala duwan muuqaal ahaan, iyo nolol ahaanba. Qaarkood waa duur jooga

Maroodiga ayaa ka mid ah noolah u wada nool qoys ahaan sida Aadamiga. Xayawaanka Maroodiga ayaa la cadeeyay in qoyskiisu yahay mid isku xidhan mana kala tagaan ilaa marka midkood dhinto mooyee. Taasina waxa uu ka shabahaa banii’aadamka.Xayawaano

Waxa kale oo la sheegay in Maroodigu uu xabaalo kuwa ka dhinta sida aadamiga, iyagoo weliba soo booqda meelaha ay ku aasaan kuwa ka dhinta.

Arrimaha kale ee la ogaaday nolosha Maroodiga ayaaa in haddii uu  la kulmo qof aadami ah oo dhintay ama uu isaguba dilo in uu xabaalo oo Aaso.Xayawaano Shabaha Nolosha Aadamiga

Xayawaanka Maroodiga marka uu midkood dhinto waa uu u murugoodaa oo weliba baroortaa, taasi oo ay kaga duwan yihiin dhamaan xayawaanada kale isla markaana uu aad uga shabahayo Aadamiga.Maxaad ka taqaanaa xayawaanada qeybta ka ah koobka Afrika ee AFCON? - BBC News Somali

Xayawaano Shabaha Nolosha Aadamiga

fariin noogu reeb