Xikmadaha Dumarka | best 1

0

Xogside – Amiirka Muminiinta Cumar Ibnu Khadaab (rc) ayaa minbarka masaajidka koray wuxuuna go’aamiyey inaan meherka dumarka laga badin Afar boqol oo dirham sababtoo ah ayuu yidhi Nabigu (scw) kamuu badin meherka dumarkii uu guursaday.Xikmadaha Dumarka

Markuu Amiirkii ka dagay minbarkii ayey gabadh saxaabada ka mid ahayd ah oo xikmad badan ay ku tidhi; “ Amiirkii mu’miniintoow ma waxaad go’aamisay inaan meherka laga badin Karin Afar boqol oo Dirham?Xikmadaha Dumarka

Cumarna ayaa ku jawaabay “ Haa” ha sidaasi ayaan idhi. Gabadhii ayaa tidhi “  Sideebay u noqonaysaa sidaa Amiirkii mu’miniintoow, miyaanad maqal Aayada Quraanka ee Allah (sw) ku yidhi : (وآتيتم إحداهن قنطارا) (ood midkood siisaan Qindaar) Oo macnaheedu badan aad meher u siisaan oo aan xadidnayn.

Cumar Ibnu Khadab (rc) ayaa markiiba u jawaabay gabadha xikmadda badan oo yidhi :”  Dadka oo dhami way ka fiqihi (Fami) wanaagsan yihiin Cumar ka dibna minbarkii ayuu mar labaad koray isagoo u sheegay dadkii “ In meherka wixi ay doonaan bixiyaan “.Xikmadaha Dumarka

Xikmadaha DumarkaXikmadaha Dumarka

fariin noogu reeb