Xikmadaha Maanta Qofna haku farxad gelin been | best 1

0
Xikmadaha Maanta Qofna haku farxad gelin been
  • Xogside – Muxtarim noqo ka hor inta aanad noqon aqoonyahan.
  • Noloshu waa riwaayad waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka, ha isku taagan bogga murugada, waxa dhici karta in dhamaadku yahay farxad.Xikmadaha Maanta: Qofna haku farxad gelin been
  • Qofna haku farxad gelin been.Xikmadaha Maanta: Qofna haku farxad gelin been
  • Cadhada, murugada iyo ilmadu waa hubka dadka is dhiibay.Xikmadaha Maanta: Qofna haku farxad gelin been
  • Qofka garanaya wadada guusha , ma yaqaano erayga “ Maaha suuratagal”.
  • Doqonku wuxu yidhaa wuxuu garanayo , laakiin caaqilku wuxu sheegaa wuxu ogyahay
  • Wax kastaa waxay kuugu muuqdaan sidaad adigu tahay laakin uma aragtid sida ay yihiin.Xikmadaha Maanta: Qofna haku farxad gelin been
  • Khibrad waa aqoonta aad hesho markaad weydo shaygii aad rabtay

Xikmadaha Maanta Qofna haku farxad gelin been

fariin noogu reeb