- Shamac yar oo aad iftiinsato ayaa ka wanaagsan inaad nolosha dhamaanteed mugdi ku jirto.
- “Ma dhici jarto” ayaa la weydiiyay halka uu ku nool yahay? Waxaana uu ku jawaabay qalbiyada dadka caajiska ah.
- Haddiii cadaalad la waayo, jiritaanka Aadamigu qiimo ma leh.
- Ereyga wanaagsani waa baasaboorka lagu maro qalbiyda dadka oo dhan,
- Shaydaanku wuxu noqon karaa Malag, Fiidmeertuna gorgor, mugdiyadu iftiin laakiin waa aragtida nacasyada.
- Marka dadku ammaano qof, wax yar ayaa rumaysta laakiin marka ay dhaliilaan qof kasta waa rumaystaa.
- Saboolka maaha kan waxa yar haysta, waa ka ku daalay raadinta wax badan.
Like this:
Like Loading...