Xikmado sheegaya dadka faraxadda badani in ay yihiin deeqsiga. | best 1

0

Xikmado sheegaya dadka faraxadda badani in ay yihiin deeqsiga.

  • Dadka ugu farxada badan noloshu waa dadka wax bixiya  maaha kuwa qaata
  • Samayso Qorshe aad ku socoto noloshaadaXikmado sheegaya dadka faraxadda badani in ay yihiin deeqsiga.
  • “Isku day inaad noqotid Cad-ceeda , hadaad noqon waydana Isku day inaad noqotid Dayaxa ,hadaad noqon weydana Isku day inaad noqotid xidigaha Laakiin noqo xidiga xidigaha ugu iftiinka badan “…
  • Dadku waa hanti aan la goyn karaynXikmado sheegaya dadka faraxadda badani in ay yihiin deeqsiga.
  • “Hadyadda ugu qaalisan ee aad qof siin kartaa waa waqtigaaga. Marka aad waqtigaaga bixinayso waxaad huraysaa qayb noloshaada ka mid ah oo aanad dib u helayn”.
  • Badwaynta halista badan waxay soo saarta dabaalyahano xeeldheer
  • Dadka U furfur wajigaaga waxaad helaysaa niyadooda, hadalkana u debci si ay kuu jeclaadaan, una naxariiso si ay kuu qadariyaan.Xikmado sheegaya dadka faraxadda badani in ay yihiin deeqsiga.

Laabteyda ugama baqo raxan libaaxya ah,  dhabarkayga ayaan uga baqaa Ey khaayina.

Xikmado sheegaya dadka faraxadda badani in ay yihiin deeqsiga.

fariin noogu reeb