Xusuusta Waayaha Nolosha Adag best 1

0

Xusuusta Waayaha Nolosha Adag

Xogside – Arin aad uga yaabiyay dad badan ayaa ka dhacay dalka Shiinaha. Nin ka  mid ah ganacsatada tijaarta  ah ee dalkaasi ayaa booqasho ku tegay guri dabaq ah oo ay ku nool yihiin dadka saboolka ah ee Shiinaha.Xusuusta Waayaha

Waxaana uu halkaasi kula kulmay islaan da  ah oo ka mid ahayd dadka degan dhismahan.
Ganacsadahan maalqabeenka ah  ayaa islaanta siiyay lacag dhan malyuun lacagta dalkaasi ah oo u dhiganta 160 kun oo doller. Xusuusta Waayaha Nolosha Adag

Markii la weydiiyay sababta uu u siiyay lacagta xadigan leegna islaantan saboolka ah wuxu sheegay inay  gabadhani  tahay qofkii ka danbayey  sirta guushiisa.Xusuusta Waayaha Nolosha Adag

Ninkan ayaa intaasi ku daray  in markii ay dadiisu ahayd 17 sano oo wakhtigan laga
joogo 20 sano, uu ka mid ahaa caruurta seexda derbiyada suuqa, ay gabadhan oo lahayd dukaan lagu iibiyo baastada ay halkaasi ka kaxasay. Waayaha Nolosha Adag

Isla markaana ay siisay raashin, hoy  waxayna ila raadisay shaqo ayuu yidhi. Waxa kale oo ay siin jirtay ayuu yidhi lacagta aan ku raaco Tareenka. Waayaha Nolosha Adag

Waxaana uu sheegay in aanu ilaabi karin sidii naxariista lahayd ee ay uga qayb qaadatay
guushan maanta uu haysto.

Waxa maalqabeenkani celiyay abaalkii ay ku lahayd iyadoo ay aad u yar tahay dadka abaalka guda. Waayaha Nolosha

Xusuusta Waayaha Nolosha Adag

fariin noogu reeb