Caadooyinka Ugu Adag Dunida Ee Guurka

Xogside – Dunidan arimaha ugu yaabka badan ee guurka waxa ka mid in dalka latin Amerika ku yaal ee FIJI marka nin ku doonayo inuu guursado uu u tegyo gabadha uu rabo aabaheed.Dunidan arimaha ugu yaabka badan ee guurka  xayawaanka badda ku jira ee  Nibriga Dalka Monogoliya aya iyana habeenka arooska caruurska iyo caruusadda digaag yaryar

Aabaha ayaa shardiga uu ku xidhaa yahay in xayawaanka badda ku jira ee  Nibriga u ilkihiisa u keeno. Ninka ayay ku qaadata wakhti badan siduu uu arinkaasi u samayn lahaa. Waxaana la sheegay inay arintan ula jeedaan in la xaqiijiyo inuu kalgacal run ah u qabo guurka iyo in aan raggu ku degdegin furitaanka gabadha uu guursado.Double A WeddingWeddings and EventsPublication in the best wedding magazine  of xayawaanka badda ku jira ee  Nibriga

Dalka Monogoliya aya iyana habeenka arooska caruurska iyo caruusadda digaag yaryar uu keena , kuwaasi oo ay qalaan labadoodu. Markaasi ayaa la eegaa beerkooda, haddii uu noqdo mid wanaagsan oo caafimaad qaba sidaasi ayuu ku dhamaadaa oo arooska lagu bilaabaa, haddii kale waxa la cayimaa maalin kale oo aroosku dhacayo iyagoo arinka uu arkan faalka wanaagsan ee arooska habeenkaasi.Mongolian Wedding - Bride wears a traditional red wedding gown. (V) | Red  wedding gowns, Cambodian wedding, Ethiopian wedding   Dalka Monogoliya aya iyana habeenka arooska caruurska iyo caruusadda digaag yaryar

Caadooyinka Ugu Adag Dunida Ee Guurka

war celin