Cali Khaliif Heshiis La’aan Ma Dhinteen, Hadduu C/risaaq Khaliif Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahaan-lahaa”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”

0

Labada xisbi mucaarid ee Somaliland ayaa waxaa ay caawa magaalada Hargeysa ay ku qabsadeen xaflad ay ugu dabaal degayaan guushii ay ka gaadheen hanashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland .
Xafladan waxaa ka soo qeyb galay shirgudoonka cusub ee Golaha Wakiilada , xildhibaanada labadan xisbi mucaarid ee Guusha Dhaliyey , gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID Iyo Waddani iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiyada mucaaridka

war celin