Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida!

0

Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida!

Xogside Cilmi baadhis soo baxday ayaa muujinaysa in caqliga aadamigu uu xajmigiisu ka yar yahay kuwii dadkii hore. Waxa kale oo ay daraasaddu cadaysay in 20 kun oo sano uu maanka ninku hoos u dhacay qiyaas dhan 1500- 1350 cm.Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida!

Sidaasi oo kale ayuu kan dumarku isna hoos ugu dhacay. Laakiin daraasada ayaa intaasi ku dartay in inkasta oo xajmigu is bedelay haddana uu u shaqaynayo oo u fekerayo si wanaagsan oo aan waxba ka duwanayn marka uu qaabkiisu weynaa. Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida!

Cilmi baadhista ayaa intaasi ku dartay in arintani cadaynayso in aadamiga ay ku sii kordhayso nacasnimadu madaama uu yaraanayo maanka firkikiisu.

Koox culimo Maraykan ah ayaa  iyana sheegay in ilmaha ku jira uurka hooyadu uu maqli karayo heesaha iyo hadalada kale ee ay ku hadlayaan waalidiintu.Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida!

Daraasadda ayay ku cadeeyen in wejiga ilmaha uurku is bedelo maraka uu debeda ka maqlo weedho farax geliya.

Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida!

war celin