CIYAARAHA

Ciyaaraha news – xogside Online (Xogside.com) is an independent Somali News site  and  Leading independent Somaliland news and Puntland news Portal for factual and timely news about Somaliland and the Horn of Africa. owned by Xogside Media. Established in 2020 by Somali- citizens

Ciyaaraha

xogside: Watch and read the best live coverage of your favourite sports: Football, Golf, Rugby, Cricket, F1, Boxing, NFL, NBA, plus the latest sports news, transfers & scores.

Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Degmooyinka Hargeysa

0
koobka degmooyinka Caasimadda Hargeysa oo wareeggii labaad galay, kooxda degmada Maxamuud Haybe ayaa kabaha la dulmartay oo jiidhay dhiggeeda degmada Gacan libaax, ciyaartii galabta...

Tallaalka Xanuunka Covid-19 Oo Ka Socda Gobolka Hawd

0
allaalka xanuunka Covid-19 ayaa si habsami ah uga socda gobolka Hawd, kaasoo lagu bixinayo xarumaha caafimaadka ee deegaannada gobolkaasi. Isu duwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee...

Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Degmooyinka Hargeysa

0
Koobka degmooyinka caasimadda Hargeysa waxa galabta isku waajahay degmooyinka Axmed Dhagax iyo Axmed Macalin Haaruun, ciyaartaasoo ahayd mid xiiso leh oo la is muquuniyay. Qaybtii...

Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Hargeysa Stadium

0
Koobka degmooyinka caasimadda Hargeysa oo ka socda Hargeysa Stadium ayaa maanta waxa foodda is daray degmooyinka 26-Juun iyo 31-May. Ciyaarta oo ahayd mid xiiso leh...

Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Olole Nadaafadeed Fulisay

0
Dawladda hoose ee degmada Berbera oo kaashaynaysa dhalinyarada ciyaartoyada ah ee degmadaas ayaa olole nadaafadeed ka fuliyay garoonka kubadda cagta ee magaaladaasi, kaasoo dhawaan...

Sadaqad Kasta Niyad Wanaagsan ku Bixi

0
Ciyaar yahan caan ah ayaa markii uu ku guulaystay kubbada Golfka  waxa loo dhiibay jeeg abaal marin ah oo lacagtii ku qoran tahay. Markiiba...

Isku-duwaha W. Caafimaadka Sool Oo Daah-furay Mashruuca Hooyadda iyo Dhalaanka

0
Isku-duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee goboka Sool ayaa maanta si wada jir ah u daah-furay mashruuca hooyadda iyo dhalaanka ee degmooyinka Xudun, Lafo-weyne iyo...

Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil Oo Daah-Furtay Tartan Ciyaareed

0
Masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha ee gobolka Saaxil ayaa daah-furay tartan loogu magac daray koobka xaafadaha. waxa koobkaas soo qaban qaabisay dawlada hoose ee degmada Berbera, maayar...

Natiijada Ciyaartii Maanta Dhex Martay Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May

0
Ciyaaraha kubadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargeysa ayaa galay maalintii labaad, iyadoo galabta ay iska yimaaddeen degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31 May. Degmada 31 May...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Oo Ka Qayb Galay Xaflad...

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Maxamed Yusuf Ismaaciil ayaa ka qeyb galay xaflad loo sameeyay kooxda kubada cagta ee ku ciyaari...

BARNAAMIJYADA

Wararka Caalamka

Wararkii Ugu Dambeeyey