Monday, October 18, 2021

DEEQAANKA

xogside: Get the latest  Science and Environment News: breaking news, analysis, and debate on science and nature in  Somalia And Somaliland and around the world.

kala soco  arimaha sayniska iyo deegaanka iyo warbixino la xidhiidha horumarinta beeraha iyo deegaanka xogside

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Hay’adda FAO Kala...

0
Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) kala wareegtay Gaadhi loogu Talo-galay la dagaalanka Ayaxa. Agaasimaha guud ee...

Barnaamijka shirka ilaalinta Deegaanka Magaalada Burco

0
https://www.youtube.com/watch?v=Av8L5lsV1jw Deegaanka Magaalada Burco

Wasaaradda Deegaanka Ee Gobolka Sool Oo Dib U Furtay Seeraha Dooxada...

0
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ee gobolka Sool ayaa dib u furtay seeraha dooxada degmada Xudun oo muddo saddex bilood ah ay hore...

Wasaaradda Beeraha Somaliland Oo Dib-u-dhis ku samaynaysa Xarunta ugu weyn La-dagaalanka...

0
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Mudane Siciid Sulub Maxamed, Agaasimaha guud ee Wasaaradda...

Wasaaradda Degaanka Oo Amar Ka Soo Saartay Duur Joogta Sida Gaarka...

0
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga iyo dawladda hoose ee degmada Xudun eee gobolka Sool ayaa hawlgallo ay si wada jir ah ay u...

Isuduwaha Wasaaradda Beeraha Somaliland Ee Gobolka Maroodi-Jeex Oo Kormeeray Dhul Beereed...

0
Cabdixakiin Maxmed Ismaaciil isuduwaha wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland ee gobolka Maroodi-jeex ayaa sheegay in kormeerkaas la xidhiidha sidii beeraleyda loogu wacy’gelin lahaa halista ka...

Ilaalinta Deegaanku waa Aasaaska hab Dhaqan-dhaqaaleedka Aadamaha

0
Macnaha Ereyga Deegaan marka Culimada Bayoolajigu macnaynayaan waxay ku fasireen  waa goob suurtogal ka dhigaysa inay nololi ka jirto, sida Dhul, Hawo, Biyo, Noole iyo...

Sheeko: dixiriga iftiinkiisa habeenkii laydh ka la moodo

0
Godka Waitomo Gloworm Cave oo ku yaalla dalka Newzealand ayaa ah god aad cajiib u ah. Godkana ayaa habeenkii bixiya muuqaalo  laydh oo iftiimiyi...

Guryo Qurux Badan Oo Jaban

0
Buuraha dhaadheer ee dalka Asarbajaan waxa ku taalla tuulo ay dadka halkaasi degan dhib ku noqotay inay helaan qalabka dhismaha  sida sibidhka. Dadkan ayaa...

Cunista Kalluunku Waxay Dawo u Tahay Niyad-jabka iyo Murugada

0
Lafogur iyo dib u eegis lagu sameeyey 26 cilmibaadhisood oo hore loogu sameeyey in ka badan 150 kun oo ruux ayaa lagu ogaaday in dadka...

BARNAAMIJYADA

Wararka Caalamka

Wararkii Ugu Dambeeyey