fbpx
Sunday, July 25, 2021
Home WARARKA DALKA

WARARKA DALKA

Xogside: the latest news in the horn africa especially Somaliland, Somalia you get it

kala soco wararka kii ugu dambeeyey  dalka gudihiisa , geeska afrika gaar ahaan  Somaliland , Somalia ka dhacay. xogside

Madaxweyne ku xigeenka JSL oo kormeer kedis ah ku tegay xarunta...

0
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo uu weheliyo wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta ayaa maanta kormeer kusoo maray taliska ciidanka...

Guddida Maamul Wanaagga Iyo La Dagaalanka Musuq Maasuqa Oo Qabtay Kulan...

0
Guddida maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuq maasuqa Somaliland ayaa markii labaad u qabatay kulan xog isweydaarsi ah oo ku saabsan maamul daadejinta isu...

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Beeniyay Warar La Faafiyay Oo Sheegaya In...

0
Guddoomiyaha gobolka Saaxil Dr Axmed Maxamed Xaashi ayaa beeniyay warar la faafiyay oo sheegaaya in la bilaabay shaqaalihii cusbaa ee gegida diyaaradaha ee Berbera. Guddoomiyaha...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL oo dhaariyay xubin buuxinaysa jago ka bannaanaatay...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24/07/2021, dhaariyay Mustafe Maxamed X. Daahir Cabdi, oo...

Madaxweyne ku xigeenka JSL oo furay Bandhigii 14-aad ee Carwada Buugaagta

0
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qeyb-galay furitaanka Bandhigii 14aad ee Carwada Buugaagta ee Hargeisa International Book Fair...

Dawladda Hoose Ee Gebilay Oo Olole Nadaafadeed Ka Fulisay Xaafadaha Magaaladaasi

0
Dawladda hoose ee degmada Gebilay ayaa olole nadaafadeed ka fulisay xaafadaha kala duwan ee degmada Gebilay, kaasoo dhawaan ay ku dhawaaqeen xubnaha golaha deegaanku. Ololahan...

Taliyaha Booliska iyo Agaasimaha Shaqo Qaran oo ka Hadlay Sarkaal lagu...

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan saqadhi isagoo ku hadlaaya afkiisa iyo ka Ciidan Weynaha Booliska JSL wuxuu Tacsi u dirayaa Laba...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Ciidal Adxaha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka  ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid...

Madaxweyne ku xigeenka Oo Shacabka Hargeysa Kula Tukaday Garoonka Kubada Cagta...

0
Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka Salaadii Ciidal Adxaha kula tukaday qaar ka mida dadweynaha Caasimadda Garoonka Kubada Cagta,...

Aqoon Daradii Lumisay Dhulkii Quruxda Badnaa

0
Madmareenkii Talyaaniga ahaa Christopher Columbus markii uu  gaadhay qaaradda America oo wakhtigaasi ay ku noolaayeen dadkii Hindada cascas oo ahaa bulsho badow ah waxa...

BARNAAMIJYADA

Wararka Caalamka

Wararkii Ugu Dambeeyey