fbpx
Tuesday, June 15, 2021

SOMALIA

Xogside: the latest news in the horn africa especially Somaliland, Somalia you get it

kala soco wararka kii ugu dambeeyey dalka gudihiisa , geeska afrika gaar ahaan Somaliland , Somalia ka dhacay. xogside

khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyn dhinaca cirka diyaaradaha dagaalka...

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay la sheegay in a...

Ra’iisul wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay...

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaasi oo sabab u ahaa...

Golaha Midowga Musharraxiinta Mucaaradka oo ka hadlayey munaasabad sabootin ah oo...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna guddoomiyaha Golaha Midowga Musharraxiinta Mucaaradka oo ka hadlayey munaasabad sabootin ah oo loo...

Taliska ciidanka Somaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo saacadihii...

0
Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, kuwaas oo...

Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya u soo magacoday Somaliya oo maanta...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander Kumar Paul ayaa muujiyey...

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada oo kulan ta...

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku wada yeeshay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah DFS Maamulka...

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah dalka...

0
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah dalka waxaa maanta si rasmi ah uga billowday imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsi Sare,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay Wafdi uu hogaaminaayay...

Afar xubnood oo ka tirsan Congress-ka oo madaxweyne Joe Biden...

0
Afar xubnood oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa maamulka madaxweyne Joe Biden u diray codsi ku saabsan in  ee loo yaqaan TPS ee dadka...

Qarax geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baydhabo

0
Qarax geystay khasaare xoogan ayaa maanta  ka dhacay Suuqa lagu iibiyo Qaadka ee magaalada Baydhabo. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhashay miino...

BARNAAMIJYADA

Wararka Caalamka

Wararkii Ugu Dambeeyey