Thursday, October 28, 2021

SOMALIA

Xogside: the latest news in the horn africa especially Somaliland, Somalia you get it

kala soco wararka kii ugu dambeeyey dalka gudihiisa , geeska afrika gaar ahaan Somaliland , Somalia ka dhacay. xogside

Somalia: Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

0
Muqdisho: (Xogside) Shirka Golaha wada tashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah Dowladda...

Ra’iisul wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay...

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaasi oo sabab u ahaa...

Wasaaradda waxbarashada Koonfur Galbeed waxay si deg deg ah uga codsanaynaa...

0
Wasiirka waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Yuusuf Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ayaa eedeyn la xadhiidha...

Somalia: Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday labada dhinac inay is xakameeyaan...

0
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa laga hadlay dagalladii xalay iyo shalay ka dhacay qaar ka mid ah degmooyinka...

Ergeyga joogtada ah ee Boqortooyada UK oo war cusub kasoo saartay...

0
Ergeyga joogtada ah ee Boqortooyada UK u qaabilsan Qaramada Midoobay, Barbara Woodward ayaa ka hadashay xaaladda adag ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadallada doorashooyinka ee...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta xafiiskiisa ku...

0
https://www.youtube.com/watch?v=5KdMB7kigjw Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka, Caabuqa Covid19, laguma...

0
Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Doorashooyinka iyo Caabuqa COVID-19. Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble...

Soomaliya halkan ka Akhri Qodobada heshiiska doorashada ee xalka laga...

0
 Waxaa goordhoweyd war-murtiyeed laga soo saaray shirkii Madasha wadatashiga doorashooyinka ee maalmihii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho uga socday Ra’iisal wasaare Rooble, Madaxda dowlad goboleed...

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo bayaan ka soo saaray qoraalkii baal marsanaa...

0
Kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ka arkay Warbaahinta Warqad baalmarsan Shuruucda dalka oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha, wuxuu...

u Jeedada Wafdi ka socda Sacuudi Carabiya Ee Muqdisho yimid

0
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda xil-gaasriinta, Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya...

BARNAAMIJYADA

Wararka Caalamka

Wararkii Ugu Dambeeyey