fbpx
Tuesday, June 15, 2021
Home WARARKA DALKA SOMALILAND

SOMALILAND

Xogside: the latest news in the horn africa especially Somaliland, Somalia you get it

kala soco wararka kii ugu dambeeyey dalka gudihiisa , geeska afrika gaar ahaan Somaliland , Somalia ka dhacay. xogside

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Loo Gudbiyey Natiijaddii Hordhaca Ahayd Ee...

0
Guddoomiyaha maxkmada sare ee Somaliland ayaa sheegay in komishanka doorashooyinka Qaranku ay natiijadii hordhaca ahayd ee Golaha Wakiillada JSL u soo gudbiyay Maxkamadda Sare...

Dhalinyaro ka tirsan askartii ay dowladda federaalka Soomaaliya tobabarka ugu qaaday...

0
Dhalinyaro ka tirsan askartii ay dowladda federaalka Soomaaliya tobabarka ugu qaaday dalka Eritrea ayaa kasoo baxsaday xeryihii ay ku jireen ee dalkaas. Dhalinyarada oo maanta...

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland  oo mudanayaasha Golahaasi ka dalbaday in ay...

0
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha Golahaasi ka dalbaday in ay meelmariyaan xeerar kala duwan oo golahaasi horyaala. Fadhigii maanta ee...

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha oo kulan la yeeshay guddoomiyaha xidhiidhka lagdanka...

0
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa kulan la yeeshay guddoomiyaha xidhiidhka lagdanka iyo qalaamada rogadka Somaliland iyo xubno kale oo weheliya. Kulankaasi...

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Sool oo kormeeray Kastam cusub oo laga...

0
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Sool iyo Maayirka Laascaanood oo ay weheliyaan Saraakiil kala duwan iyo agaasimaha waaxda Kastamyada ee wasaaradda Maaliyada ayaa kormeeray Kastam...

Somaliland: Goobaha Cod-bixinta oo saaka looga Dareeray Dhamaan Goboladda dalka

0
Dhamaan Gobolada Somaliland waxa looga dareeray goobaha codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golayaasha wakiillada iyo degaanka. Dadka Goobaha codbixinta waxa ay ku soo kalaheen hiirtii...

4 Qof oo Ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay duleedka...

0
Shil gaadhi oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay duleedka Magaaladda Berbera gaar ahaan Meel u dhow Kaantaroolka Galbeed ee Magaaladda Berbera. Shilkaas ku...

Saddexda Xisbi Qaran oo Muujiyey Wada Jir Fariin Muhiim ahna u...

0
Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Somaliland, ayaa bulshada u soo jeediyay in ay doorashada uga qayb-qaataan si nabad ah, kana digtoonaadaan talaabo kasta oo...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare  oo xafiiskiisa ku qaabilay  goob-joogayaasha caalamiga ah ee...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay goob-joogayaasha caalamiga ah ee doorashooyinka. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan...

Hoggaanka sare ee Saddexda Xisbi Qaran iyo Beesha Caalamka ayaa iska...

0
Hoggaanka sare ee Saddexda Xisbi Qaran ee Jamhuuriydda Somaliland ayaa kulan la qaatay Wefdi isugu jira Safiiro iyo Diblomaasiyiin ka socday dalalka Beesha Caalamka...

BARNAAMIJYADA

Wararka Caalamka

Wararkii Ugu Dambeeyey