Boqorka  Norway ayaa gaadiidka caadiga ee dadweynaha sida tareenada iyo basaska dadka bulshadiisa ee caadiga ah la adeegsada. Mar boqorka la weydiiyay  xagee ayay joogaan  ciidankii ilaalada ku ahaa ? Wuxu weriyihii ugu jawaabay waxa ilaalinaya afar malyuun  oo qof , isagoo ujeeday shacbiga dalkiisa

war celin