Natiijadii ciyaartii kubada cagta ee ugu goolal badnayd taariikhda ayaa ka dhacday dalka Madagaskar sanadkii 2002. Ciyaartan ayaa dhex martay labada kooxood ee Adema iyo stade Olympigue waxayna natiijadeedii ku dhamaatay 149 – 0. Labadan kooxood ayaa ciyaar hore isku arkay iyadoo ay ku dhamaatay Barbara dhac. Laakiin kumay qancin kooxda Stade. Laakiin ciyaartan ayaa yaab noqotay markii si isdaba joog ah ay kooxda Ademo u dhalisay kooxda tirade goolasha yaabka noqday, waxayna ka dhigtay ciyaartii ugu goolasha badnayd taariikhda kubada cagta.

war celin