dabeecadaha dadku necbeystaan 0..

0

dabeecadaha dadku necbeystaan

Xogside – Iska jir inaad yeelato dabeecadaha dadku necbeystaan sida Bakheylnimo, isla weyni, kibir, Been badan, lugooyo, qaraabo goys, iwm. dabeecadaha dadku necbeystaan

  • Kuwa aan xikmadda lahayn ma rabaan inaad ka badiso. Waxay u arkaan nolosha inay tartan tahay, kuma caan ah, maalqabeen ah, saaxiibo badan, qurux badan, shaqo fiican. Waxay ka baqayaan inaad adigu ka dheereyso iyagana loo arko Faashil. Waxay aad u nacaan mar kasta oo aad ka dheerayso. dabeecadaha dadku necbeystaan
  • Xaasidku wuxu u heysta inaanad u qalmin heerka aad joogto. Ma eegayaan shaqada adag & dhibta aad halkan ku soo gaadhay . dabeecadaha dadku necbeystaan
 dabeecadaha dadku necbeystaan

war celin