Dhulka Si Deggan U Tallaabso

0
Dhulka Si Deggan U Tallaabso

Xogside – Imaam Axmad Binu Xanbal oo caalim iyo imam ahaa, Baqdaad degenaa, ayaa maalinDhulka Si Deggan U Tallaabso suuqa tegay, waxaana uu ka soo iibsaday Xidhmo xaabo, markiiba garabkiisa ayuu saartay.

Dadkii garanayay in uu  caalamkii Imaam Axmed Binu Xanbal yahay, waxa ay ka soo baxeen meheradaha, dadkii dariiqa marayayna waa ay istaageen, waana salaamayeen. Waxaana ay ka codsanayeen in ay u qaadaan xaabada Sheekha Imaamka ah.Dhulka Si Deggan U Tallaabso

Imaam Axmed (AHN), waxa uu ruxay gacantiisa,wejigiisu waa uu is bedelay, indhihiisana waa ay ilmeeyeen isagoo diidan in loo qaado xaabadiisa. Waxaana uu yidhi :” Waxa aynu nahay bulsho faqiir haddii aan Allah (sw) ina Asturin, xumaanteena soo bixi lahayd”. Kitaabka : (Rasaa’il Minu Qur’aan   page 38)Dhulka Si Deggan U Tallaabso

Dhulka Si Deggan U TallaabsoDhulka Si Deggan U Tallaabso

war celin