Aamin xumidu waa khiyaamo aan banaanayn magac kasta haloo bixiyee. Waana  mid ka dhacda raga iyo dumarkaba. Laakiin sida ragu ku doodaan hogaanka khiyaamada waxa haya dumarka. Waana mawduuc muran badani ku jiro iyadoo dumarkuna dhinacooda ay eedda raga saaraan.

Faylasufkii Sokheret oo gabadhiisu aad ugu xumayd ayaa yidhi “ Marka gabadhu ku khiyaamayso, ayay haddana baroorataa” . Sidaa awgeed ma jirto heerkaasi inay raggu gaadhaan. Falsafad kale ayaa iyana tidhaa “ Khiyaamadu waaba damac ay leeyihiin Dumarku”

war celin