duqa Muqdisho kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar

0

Xogside – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar si uu ugu kuurgalo howlaha baaxada leh oo ay waaxdani u heyso bulshada Caasimadda.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa mid mid u booqday xafiisyada Waaxda xarunta Caafimaadka,isagoo wareysiya kala duwan la yeeshay howl wadeenada xaruntani si uu uga dhageesto shaqada ay bulshada u hayaan iyo tayada adeegyada ay bixiyaan.xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)

war celin