Ku mahadnaq waxa aad hAysto, nolosha waxaad Ku dhamaysan doontaa adigoo wax badan heysta.

Haddii aad aaminto in aanad wax kugu filan haysan, weligaa sidaasi ayaad ahaanaysaa. Noloshuna ma dhamaystiranto.

U fikir sida boqorada oo kale, boqoraddu kama baqdaan inay guul daraystaan. Guuldaraddu waa wado meel sare lagu gaadho.

Ma noqoneysid waxa aad rabto, waxaad noqonaysaa waxa aad aminsan tahay.

Qofku  noloshiisa wuxuu ku beddeli karaa keliya isagoo beddelaya hab-dhaqankiisa.

Marka ay dadku helaan xog dhamaystiraan waxay sameeyaan wixii la gudboo, laakin marka ay aanay taasi helin iyadoon sababi jirin ayay wax iska nacaan ama iska jeclaadaan.

( Buuga What I Know for sure)

war celin